Dowlada Kenya oo soo jeedisay qaraar ka dhan ah kooxda Al Shabaab

Dowlada Kenya ayaa ka walaacsan qatarta sii kordheysa ee kooxda Al Shabaab iyo weerarada halista ah ee wali ka geesanayaan gudaha Soomaaliya iyo waliba gudaha dalka Kenya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in A Shabaab wali halis ku yihiin nolosha dadka, waxa ayna xustay in weerarkii Kismaayo dad badan tusineyso qatarta kooxdaasi. Monica … Continue reading Dowlada Kenya oo soo jeedisay qaraar ka dhan ah kooxda Al Shabaab